U diyaar Garow shir ka dhici doonna Degmada Badhan iyo arimaha ka soo cusboonaaday Gobolka Sanaag

U diyaar Garow iyo abbaabul ka socda degmadda Badhan is abbaabulkaas oo loogu diyaar garoobayo shir ka dhacaya Degmada Badhan oo laysagga immanayao dhamaan dhulka reer Maakhir iyaddoo la sugaayo wafdiyo ka imanayaa dhamaan dhulkaas

Shirkan oo ka dhici doonna  degmada Badhan looguna tashanaayo siddii shirkaas loogga midho dhallin lahaa  ujeeddada weyn ee shirkaas laysugu imanaayo  waxay tahay siddii qaddiyad middaysan loogga yeellan lahaa arrimaha ka soo cusboonaaday Gobolka Sannaag

Waxaan wadda ognahay in Maamulka Somaliland ay ciidan aad u fara badan soo dhoobeen Nawaaxigga Degmada Yubbe iyaggoo aan cidna kalla tashan, haddaba waxa la fillayaa in ergooyinku ku soo dhamaadaan degmada Badhan asbuucan gudihiisa shirkunna furmo

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s