Isgoysyada Magalada Muqdisho oo Saaka Badankoodda la xidhay

Ciidamo u badan Boolis ayaa lagu arkaya Isgooysyada Magaalada,kuwaas oo Gadiidka Dad weynaha ay wataan u diidaya iney Wadada isticmalaan.

Wadooyinka ayaa waxaa lagu arkaya Dad Shacab ah oo fara badan kuwaas oo Cagtooda Maalaya si ay u garaan goobaha kala duwan ee ay u socdaan.

Qaar ka mid ah Saraakiisha Ammaanka ee Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa SBC, u sheegay in maanta sababata Wadooyinka loo xiray iney tahay Munaasabada Furitaanka Kalfadhiga 5-aad ee Golaha Shacabka ee Dowladda Soomaaliya.

Kalfadhiga 5-aad ee Baarlamaanka ayaa maanta ka furmaya Xarunta Booliska ee Jeneraal Kaahiye,waxaana Khudbad ka jeedin doona Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s