M/weynaha Somaliland oo magcaabay Taliye Nabadsugid oo Cudub

Xuseen Xasan Guuleed (Kenyatti), ayaa loo magacaabey taliyaha ciidanka Sirdoonka Somaliland.

Waxaa xilkan laga qaadey Jaamac Maxamed Bootaan (Cirro).

Xuseen Kenyatti ayaa horey xilkan usoo qabtay, wakhtigii dawladdii madaxweyne Rayaale.

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s