Waxaa maqaalkaan qorey Mucaad Maxamad Al-Xaaji Axmed, oo ah qoraa carbeed oo u dhashay dhulka Falastiiniyiinta. Maqaalka waxaa uu ku … More
Month: April 2019
Shir-guddoonka Wakiillada Oo Ku Gacan-saydhay Qorshaha Kulmiye & UCID
guddoonka Golaha Wakiillada Somaliland ayaa la sheegay in uu ku gacan-saydhay qorshe ay ula tageen xisbiyada Kulmiye iyo UCID oo … More
Madaxweyne Farmajo oo kulan Gaar ah la qaatay Gudomiyayaasha labada Gole
Madaxweyne Farmaajo oo kulan gaar ah la qaatay Guddoomiyeyaasha Labada Gole ee Baarlamaanka JFS _____________________________________ Muqdisho, Abriil 30, 2019: Madaxweynaha … More
Labadaa Nin Iyo Jiritaanka Somaliland Waanu Isku Xidhaynaa” Cuqaal Iyo Wax Garada Si Adag Uga Hadlay Saraakiishii Lagu Laayay Gobolka Sanaag
Gudoomiye Cirro Oo Si Adag Uga Hadley Xaalada Guud ee Dalka
Madaxwaynha Somaliland Oo Xaalad Degdega Ku Soo Rogay Deegaanada Ceerigaabo , Ceel-afwayn, Gar-adag
Labo Saraal Oo Ka Tirsan Ciidamada Asluubta Somaliland Oo Ka Soo Jeeda G. Awdal Ayaa Galabta Dablay Hubaysani Ku Dileen Weerar Jidgooyo Ah. Labada Marxuum Oo Kala Ah
Madaxweynaha Somaliland Oo Si Adag Uga Hadlay Saraakiil Ka Tirsan Ciidamada Oo La Dilay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu dhambaal … More
Maxaa ka Jira in R/W Kheyre uu aqballay in uu is Casillo
Idaacadaha magaalada Muqdisho qaarkood iyo baraha bulshada ayaa saacadihii lasoo dhaafay laga baahinayay war aan la xaqiijin oo sheegaya in … More