Kullankii Gollaha Shacabka ee Maanta loo ballansana oo Baaqday koram laaan

Waxaa mar kale baaqday kulan la filayay in xildhibaanada Golaha barlamaanka Federaalka Soomaaliya ku yeeshaan magaaladda Muqdisho

Qoraal lagu daabay bogga facebooga ee gollaha shacabka ayaa lagu sheegay in Kulanka Xildhibaanada oo maanta oo isniin ah loo balansanaa uu u baaqday xaqiijin guntin (kooram) awgeed.

https://www.facebook.com/plugins/post.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fgolahashacabkajfs%2Fposts%2F556456021510133&width=500

Ajendaha maanta ee kalfadhiga ayaa ahaa hadal soo jeedinta guddoomiyaha barlamaanka Mursal sheekh Cabdiraxmaan iyo warbixin ay guddiga dastuurka federaalku u jeediyaan xubnaha barlamaanka.

Dhinaca kale, xubno barlamaanka ayaa ku dhaliilay guddoomiyaha barlamaanka sida uu u maaraynayo ajendayaasha iyo fadhiga barlamaanka.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s