Odayaashii iyo waxgaradkii beryahnba shirku uga Socday Badhan oo soo gaadhay Ceerigaabo

Odayaashii iyo wax garadkii uu beryahanba shirku uga socday Magalada Badhan ayaa maanta soo gaadhay magalada Ceerigaabo odayaashaas iyo Waxgaradkaas ka soo kicitimay Magalada Badhan waxay aad isugu taxalujinayaan in ay si nabadgelyo ah u kalla qaadaan Labada ciidan ee Beryahanba  isku hor fadhiyay Degmada Yubbe

Odayaashu inta ay joogaan magalada Ceerigaabo waxay la kulmi doonnaan Sadexda Beellood oo kalle iyaggo Daba socda Heshiiskii afarta beellod ay ku wadda gaadheen Magalada Ceerigaabo1993

Heeshiiskaas qodobkiisa ugu muhimsanni waxa uu qoraayey In si aan Xasaradi ku jirin oo Nabadgelyo ah Gobolka loogu wadda noolaado

Iyaddo qodobaas la raacayo wa in Ciidamadaa ka yimi Hargeisa oo Saldhiga ka dhigtay Yube waa in lagga qaadaa Aagaas

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s