Dowlada Jabouti oo la amray in ay Bixisio Magdhow gaadhaya $385 Milion

Maxkamadda dhexdhexaadinta caalamiga ee London ayaa dawladda Jabuuti ku amartay in ay bixiso 385 Milyan oo dollar iyo lacag dulsaar ah. Lacagtan ayaa ah xuquuqda shirkadda DP World ku yeelatay dekedda Doorale ee Jabuuti.

Sanadkii hore ayay dawladda Jabuuti gabi ahaanba shirkadda DP World ee reer Imaaraad ka eriday maamulladda dekedda oo ay ku lahayd saami dhan 33.34% halka Jabuuti lahayd 66.66%. waxaanu go’aanka haddu salka ku hayaa lacagta ka gashay iyo tan ay ka faa’iidi lahayd wakhtiga u hadhay shirkadda Dp World saamigeeda dekedda Jabuuti.

Go’aanka hadda ayaa ubucdiisu tahay in gabi ahaanba ay dawladda Jabuuti jabisay heshiiskii Dp World ay la gashay 2006 oo ahaa mid sharci ah, islamarkaana booskeedii u waddo shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha sidaas awgeedna ay bixiso lacagtan dawladda Jabuuti.

gulfbusiness.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s