Puntland oo xarun ciidan ka dhagax dhigtay Degmada Badhan

Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Deegaanka ,Beeraha iyo isbedelka cilimadda C/rashiid Cali Geelle, Gudoomiyaha Gobolka Sanaag maxamuud ismaaciil jaamac ciyoon ,Duqa Degmadda Badhan c/risaaq axmed ciise iyo taliyaha qaybta booliska ee gobolka sanaag c/risaaq faara warsame xasan ayaa waxaa manta ay siwada jir ah udhagax dhigeen Xeradda Tababarka Ciidamadda Qalabka sida ee Dawladda Puntland ee Gobolka Sanaag

Xeradan ayaa waxaa laga dhagax dhigay Deegaanka shimis oo hoostaga Degmadda Badhan ee Xarunta Gobolka Sanaag

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s