Mulkiilaha Shirkada Dahabshiil oo siiyey $100.000 Dariiqa Ceeldahir-Ceerigaabo

Guddiga Horumarinta Magaalada Bossaso Oo 7-Cisho ka yar dhisan iyo Guddida Dariiqa ceeldahir -Ceeri ayaa Maanta Dalka Jabuuti kula Kulmay Mulkiilaha Dahabshiil Group Siciid Ducaale. Ganacsade Siciid Ducaale ayaa Goobta ka balan qaaday in uu 100,000 Doolar siinayo Sanduuqa Horumarinta Bossaso, Halka Dhismaha Jidka Ceeldaahir Ceerigaabo isna uu ku bixiyay 100,000, Oo Doolar. Aad baan u Bogaadinayaa Talaabada Ganacsade Dahabshiil. Guddiga Horumarinta Magaalada Bossaso durba waa dareenay Hogaankoodi.

Horumarka hala Taageero.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s