Madaxweyne Biixi Oo Mucaaradka Qaabilaya

Madaxweyne Biixi Oo Mucaaradka Qaabilaya

Madaxweyne Biixi Oo Mucaaradka Qaabilaya
Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta madaxtooyada ku qaabilaya hoggaamiyeyaasha mucaaradka Somaliland Dr Cabdiraxmaan Cirro iyo Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan xubnaha sarsare ee UCID iyo Waddani.

Madaxweynaha dhankiisa oo ay weheliyaan madaxda Kulmiye waxa qorshaysan in uu mamdaxda mucaaradka la lafo guro farsamo ahaan sidii ay u meel marin lahaayeen qodobo uu diyaariyay ergayga midawga Yurub oo lagu dhammaynayo khilaafka sanad iyo badh u dhexeeyay madaxweynaha iyo mucaaradka.

Arrinta ugu weyn ee la isku hayay oo ah kala diridda Komishanka iyo in lagu kordhiyo saddex xubnood ayuu ergayga Midawga Yurub soo jeediyay in bisha Ogos la magacaabo guddi cusub laguna daro laba xubnood kadibna baarlamaanka la hor geeyo taas oo haddii baarlamaanku aqbalana 9 xubnood doorashada lagu galo haddii uu diidana 7 xubnood lagu galay.

Source: Geeska Afrika

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s