Wararkii ugu dambeeyay ciidamo la wareegay Garoonka Diyaaraha Dhuusamareeb

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya ciidamo katirsan kuwa Ahlu sunna gaar ahaan  ciidamadii dhawaan la qarameeyay oo la wareegay garoonka diyaaraha magaalada Dhuusamareeb.

Ciidamada ayaa ku amray ilaalada garoonka Dhuusamareeb iney soo caga dhigan Karin diyaaraha ka imaada magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.

Warar hoose ayaa sheegaya ciidamada la wareegay garoonka iney ka amartaan Hogaamiyihii guud ee Ahlu Sunna Macalin Maxamuud, balse wararkaasi maha wali kuwa la Xaqiijiyay.

Ciidamada ayaa la sheegay iney ka cabanayaan Mishaar la aan heysata.

Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in lagu guuleystay in ciidamadaasi laga soo wado garoonka diyaaraha oo dib loogu celiyo xarumahii saakay ay kasoo baxeen

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s