Ciidamo taabacsan Axmed Madoobe oo la wareegay ammaanka Kismaayo

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Dowlad goboleedka Jubbaland oo la sheegay inay daacad u yihiin Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa maanta la wareegay guud ahaan Amniga magaalada Kismaayo.
Magaalada Kismaayo oo lagu wado in dhowaan ay ka dhacdo doorashada Madaxweynaha Jubbaland ayaa hay’adaha amniga maamulkaas ay sheegeen inay amaanka si weyn u xaqiijin doonaan.

Ciidamada oo wata Gaadiidka dagaalka ayaa waxaa saaka lagu arkayay wadooyinka waaweyn ee Magaalada Kismaayo & Xaafadaha qaar,sidoo kale waxaa ciidamadan ay la wareegeen ammaanka garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo.

Dhowaan ayaa maamulka Axmed Madoobe waxa ay ka mamnuuceen magaalada Kismaayo mas’uuliyiin ka socota dowlada federelka.

Image result for ciidamada Ahmed madobe o la wareegay kismaayo

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s