Oday ka mid ah Jalliyada Makhir Uk oo manta Safar uGu baxay Wadankii Hooyo

Waxa manta ka ambabaxay Magalada London oday ka mid ah Xubnaha culus ee Jalliyada Makhir Uk  Oday Abdilahi M Sirad Waxanna uu safarkiisu began yahay in uu ka wardoonno ama u kuur gallo waxyaabah ku soo kordhay intii uu kazoo maqnaa Dhulkiisii hooyo

Siddaan la wadda Socon Oday Abdilahi intuusan iman Uk waxa uu ahaa isuduwihii Caafimaad Ee Gobolka Sanaag khaas haan masuulkii Caafimaadka degmada badhan halkaas intii uu joogayna waxyabo badan ku kordhiyay

Inta uu joogo Degmada Badhan waxa uu soo indhaindhayn Doona Heerka Cafimaadka Degmada badhan iyo Mashariicda halbowlaha ah ee ka socda degmadaas sii uu uGu soo war celliyo Jalliyada UK

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s