R/wasaare Kheyre oo Guddi u magacaabay Aaska Qaran ee loo sameynayo AUN Guddoomiyahii Gobolka Banaadi

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Guddi ka kooban Afar iyo Toban Xubnood u magacaabay Aaska Qaranka ee loo sameynayo Guddoomiyahii gobolka Banaadir ahna Duqii Muqdisho Marxuum C/raxmaan Cumar Cismaan oo maanta ku geeriyooday dalka Qatar, Waxaana guddigaan guddoomiye u ah Ra’iisul wasaare ku-xiggeenka XFS.

Halkaan hoose ka Akhriso Magacyada Guddiga 

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s