Diyaaradii Siday Maydka Marxuum Eng Yariisoow Oo Hada Qatar Ka Soo duushay Una Soo Socota….

Wararka Na soo Gaadhaya Ayaa Sheegaya In Diyaaradii Siday Maydka Allaha Unaxariistee Gudoomiyihii Gobolka Banaadir Ahaana Duqii Muqdiaho Marxuum Eng C/Raxmaan Cumar Cusmaan ( Eng Yariisoow )
Ay Goordhow Ka Soo duushay Magaalada Dooxa Ee Caasimada Dalkaasi Qatar Waxaana Lafilayaa in Saacado Kadib ay Ka Soo degto Garoonka Diyaaradaha Muqdisho Ee Aadan Cadde .

Marxuumka Ayaa Aas Qaran Loogu Samayn doonaa Magaalada Muqdisho Waxaana Ka Qayb gali doona Aaska madaxda ugu Saraysa dalka .

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s