Wasiirkii Hore Qorshaynta Puntland Shire H Farax oo ka badbaaday isku day Dil

Wasiirkii hore qorshaynta iyo xiriirka caalamiga Puntland Shire Xaaji Faarax oo isku dil ah ka badbaaday , kadib qarax lagu soo tuuray gaarigiisa oo ay ku dhaawacmeen sadex askari oo dhaawac fududi soo gaaray ayaa sheegay in falalkan aysan ka joojin doonin hankiisa magaalada Bosaso.

Shire oo la hadlayay wabaahinta Daljir ayaa ku tilmaamay kuwa falalka ammaan darida ah gaysanaya kuwa shaqo ka dhigtay inay dadka argagax geliyaan, isagoona ugu baaqay shacabka magaalada Bosaso inay ilaashadaan dantooda gaarka iyo nabad galyadooda oo khilaafaadyada kalle ee dhexdooda ah ay meel iska dhigaan.

Waraysiga oo fahfaahsan goor dhow filo

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s