Berito Waxa muqdisho kadhici doonta Isu soo bax Duco ah !!!!

Maalinta berri oo Jimco ah waxaa magaalada Muqdisho lagu qaban doonaa Isu soo bax Duco ah oo loogu duceynayo Allaha u naxariistee Guddoomiyihii Gobolka Banaadir ahaana Duqii Muqdisho Eng. C/raxmaan Cumar Cusmaan, munaasabada ducada ayaa waxaa looga dhawaaqi doonaa in Garoonka Kubadda Cagta ee Stadium Banaadir ama Koonis loogu magac daro Eng. Yariisow.

XIGASHO: WERIYE GOLF YARE

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s