Taliyaha Poliska Jubaland iyo Kan Amisom o kormeeray Goobta Dorashadu ka dhacayso

Taliyaha Booliiska Jubbaland Col.Maxamed Naasir iyo taliyaha Booliiska Amisom qeybta Jubbaland ayaa kormeer ku tagey xarunta ay ka dhaceyso doorashada gudoonka Baarlamaaka iyo tan madaxweynaha Jubbaland.

Xaruntan oo ku taala kasoo horjeedka xarunta Baarlamaanka Dowlad goboleedka Jubbaland Ex-Caymiska ayaa amaankeeda waxaa sugaya Booliiska Jubbaland halka ay ciidamada Booliiska Amisom ku soo biiri doonaan maalinta ay dhaceyso doorashada.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s