Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo qaadacay Guddiga Doorashada Puntland

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Karaash ayaa qaadacay guddiga doorashada Puntland ee shalay uu magacaabay madaxweyne Deni.

Qoraal ka soo baxay Xafiiska Madaxweyne ku-xigeen Puntland, ayaa lagu sheegay in aan lagala tashan magacaabista guddiga KMG ah ee doorashooyinka.

Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland ee uu shalay magacaabay madaxweyne Deni ayaa ka kooban 9 xubnood, waxaana afar kamid ah magacaabay guddoomiyaha baarlamanka Puntland Dhoobo-daareed.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: