Magalada laas-Caanood ee Xarunta gobolka Sool ayaa waxaa ka socdo dagaal u dhaxeeya Ciidamo ka tirsan Soomaaliland

Wararka laga helayo Magalada laas-Caanood ee Xarunta gobolka Sool ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo dagaal u dhaxeeya Ciidamo ka tirsan Soomaaliland iyo dadka Shacabka ah ee ku nool Magaladaas.

Dagaalka ayaa ka dambeysay,kadib markii Wasaaradda Hawlaha Guud ee Somaliland ay halkaasi ka bilaawday duminta Guryo ka dhex dhisan goobo ay Wasaaraddu ku sheegtay in ay waddo yihiin,hayeeshee waxaa dagaal kala horymid Ciidamadii waday howlgalka burburinta ah dadka Shacabka ah.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s