Akhriso Haybta Agaasime Waaxeedyada Wasarada Maaliyadda Somaliland

Akhriso Haybta Agaasime Waaxdeda Maaliyadda

Wasaaradda Horumarinta Maaliyaddu waxay ka mitahay wasaaradaha lafdhabarta u ah qaranka , laakiin hada waxay isu bedeshey goob lagaga aar goosto muwaadiniinta aan kasoo jeedin qoyska muse bixi
.
Wasaaraddu waxay ka koobantahay 14 waaxood 7 ka mid ah waxaa haysta qoyska madaxweyne biixi , todobada soo hadhay intoodada badan waxaa ku xigeena ka ah qoyska biixi .
Waxaan iyaga ka hadal lahayn madax qaybeedada wasaarada oo aynu odhan karno bulshada kale ee reer somalilalnd waa kow iyo laba

*Habar awal

1) W/Maamulka iyo lacagta Sacad muuse Xuseen xasan cabdi
2) W/ Cashuuraha beriga Sacad muuse Cabdisalaan busi
3) W/ IT/IFMIS Sacad muuse Amiin abshir timo cad
4) W/ Iibka / procurement Sacad muuse Bahja yuusuf
5) W/ PFM Sacad muuse Xasan dheere
6) W/ Shuruucda Ciise muuse Hibaaq guled
7) W/ Adeega maaliyadda iyo ganacsiga gaarka loo leeyahay Ciise muuse Mukhtar cabdi cilmi
8) Ku xigeenka W/ miisaaniyadda Sacad muuse Cabdicasiis dheeg
9) Ku xigeenka W/ kastamada Sacad muuse Axmed maxamed oomaar
10) Ku xigeenka W/ shuruucda Sacad muuse Cabdilahi c/raxman qaalib
11) Ku xigeenka xisaabiya guud Ciise muuse Keyse dheere
12) Ku xigeenka waaxda internal auditka Sacad muuse Cabdirisaaq
13) Gudoomiya mashruuca eafs Sacad muuse Buureed
14) Ku xigeenka adeega maaliyadda iyo ganacsiga gaarka ah Sacad muuse Ilyaas xasan barkhadle

  • Garxajis
  1. W/ kastamada garxajis Maxamed nuur maxamed
  2. W/ Waaxda dhaqaalaha iyo tiro koobka garxajis Cabdirisaaq cali maxamed
  3. Agaasime ku xigeenka Cashuurhaa Bariga.

  • Samaroon

1) w/ xisaabaadka samaroon Axmed daauud
2) W/shaqaalaha Samaroon Maxamed axmed weyrax

*Habar jeclo

1.W/miisaaniyadda Habarjeclo Yaasiin ducale barre

*Arab

  1. W/baadhista gudaha Arab Maxamed dhego
    2.ku xigeenka waaxda tira koobka Arab Xamse C.qaadir
    *Ayuub
  • W/ xidhiidhka dadweynaha Ayuub Axmed muuse maxamed

  • 1 Comment

    1. Allhadaaftimo xero iidoor
      Dadka ha waalina jamhuuriyad iyo wax u dhow maaha iidoor
      Meel maakhir idiin dhaanta hadaad haysaan ordaya oo aada
      Walaahi waxaydaan soo noqon idinkoo madhibaan ah

      Like

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

    Google photo

    You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

    Connecting to %s