Ciidamada amniga Puntland oo Badhan ku xiray guddoomiye ku xigeenkii gobolka Sanaag u qabilsanaa Somaliland

Ciidamada amniga Puntland oo Badhan ku xiray  guddoomiye ku xigeenkii gobolka Sanaag u qabilsanaa Somaliland

Ciidamada amaanka Puntland ee ku sugan degmada Baran ee gobolka Sanaag ayaa maanta xiray Cabdiraxmaan Axmed Muuse Suldaan Suus guddoomiye kuxigeenkii Somaliland u qaabilsanaa degmada Badhan ee gobolka Sanaag.

xariga Cabdiraxmaan ayaa yimi sida la sheegay ka dib markii uu diiday in uu ka tanaasulo xilka uu u hayo mamaulka Soomaalidiidka ah ee gobolada waqooyi.

Dhawaan ayay ahayd markii ciidamo katirsanaa mamaulkaasi Soomaalidiidka ah ay ku soo biireen ciidamada Puntland kadib markii ay garwaaqsadeen hagardaamada maamulka Muuse Biixi uu ku hayo gobolada Sanaag iyo Sool.

1 Comment

  1. Allhadasftimo waa markii u horeysey aad qirtaan in maamulka qabiilka ahi uu yahay soomaalidiid
    Ma xoogaagii baa idinka daahay waa idinkii u qaabilsanaa dacaayadahee
    Ilaahow gobanimada adigaa u dhalasho ka dhigay ee deeqahaagana ku dar

    Like

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s