Dowladda Kuweit oo Gebbi ahaanba Joojisay Iibsashada dhuxusha lagga keeno Somalia

War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda ganacsiga Kuwait ayaa lagu sheegay in gabi ahaanba la joojiyay iibsashada dhuxusha laga keeni jiray Soomaaliya.

Kuwait waxaa ay sheegtay in ay ka cabsi qabto in lacagaha laga helo dhoofinta dhuxusha lagu maalgaliyo argagaxisada, horay waxaa warbixinno uga qoray heerka dhoofinta dhuxusha Qaramada Midoobe warbixinnadaas oo tilmaamayay heerka xaalufinta dhirta in ay qeyb ka tahay abaaraha ka jira soomaaliya.

Dowladda Soomaaliya ayaa horay uga digtay dhoofinta dhuxusha in ay keeni karto caqabado la xiriira amiga iyo nolosha bulshada Soomaaliyeed, dowladda Kuwait ayaa noqonaysa dowladdii ugu horreysay ee Khaliijka ah ee dalkeeda ka mamnuucda u dhoofinta dhuxusha soomaaliya sabab aragagaxiso darraadeed.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: