Wararkii ugu dambeeyay qaraxa Muqdisho iyo Xildhibaan ka badbaaday

Faah faahin ayaa ka soo baxaya qaraxa caawa fiidkii ka dhacay Wadada Maka almukarama ee magaalada Muqdisho, kaasoo sababay dhimasho iyo dhaawac.

Wararka ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa nuuca Miinada laga hago meelaha fog, kaasoo lala eegtay gaari uu la socday Xildhibaan C/qaadir Carabow.

Ugu yaraan saddex ruux oo uu ku jiro darawalka Xildhibaanka ayaa ku geeriyooday, halka tiro kalena oo Ilaalara Xildhibaania ay ku dhaawacmeen

Xildhibaan Carabow ayaa la sheegay inuu ka badbaaday qaraxa, sida ay xaqiijayaan dad ku dhow dhow

Xilliga qaraxa uu dhacayay ayaa wadada aheyd mid mashquul ah, isla markaana sababay khasaare soo gaaray labo gaari iyo mooto bajaaj.

Wixii warar ee ku soo kordha kala soco wararkeena dambe.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s