Ciidamo watay Gadiidka Dagaalka oo gudaha u galay Xarunta dambi baarista CID-da iyo wadooyinka qaar ee Muqdisho oo Saakay Xiran

Ciidamada dowladda ayaa Saakay xiray qaar kamid ah wadooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho.

Wadooyinka saakay Xiran ayaa waxaa kamid ah Shaqaalaha KM4 Soobe iyo isgoysyada qaar ee dhax mara degmooyin katirsan gobalka Banaadir.

Sababta rasmiga ee loo xiray wadooyinkaasi lama sheegin, balse warar hoose ayaa sheegaya in gadiid badan oo wada Mas’uuliyiin katirsan dowladda ay gudaha u galeen Xarunta dambi baarista ee CID-da.

Dhanka kale banaanbax xoogan ayaa ka socda Isgoyska 4ta Darjiino ilaa degmada Xamarweyne, kaa oo looga soo horjeedo lacago xad dhaaf ah oo lagu soo rogay gadiidka dadweynaha Gobalka banaadir, xili ay xiran yihiin wadooyinka waaweyn ee magaalada.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s