Ciidamada Amisom oo ka guuray Saldhigyo Muhiim u ahaa

Ciidamada Amisom gaar ahaan kuwa Jabuuti ayaa la sheegay saakay iney ka guureen Saldhigyadii Magaalada Jalalaqsi ee Gobalka Hiiraan.

Xiriiro kala duwan oo aan la sameynay Maamulka degmada ayaa ka gaabsaday iney ka hadlaan Ciidamada Jabuuti ee ka baxay Magaaladaasi.

Sarkaal katirsan Ciidamada Hirshabelle ayaa Kalsantv u sheegay in xitaa ciidamada Amisom aysan war galin Maamulka Magaalada Jalalaqsi, ka guurista degmada iyo Sababa rasmiga ee ka dambeeya arintaasi.

Sido kale wax war ah kama soo bixin Taliska Ciidamada Amisom.gaar ahaan kuwa dowladda Jabuuti.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s