M/weyne Farmaajo oo isu Diyaarinaaya khudbaddiisii Caawa ee UN waxa la sugaya bal in uu soo hadal qado arinti Badaee Maxkamada adduunka

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo diyaar garawgii ugu dambeeyay ugu jira khudbadda uu goor dhaw ka jeedinayo Qaramada Midoobay.

Arrimaha amniga, dhaqaalaha, bulshada, xiriirka dalalka dariska ah, hufnaanta maaliyadda, kiiska badda iyo dowrka Soomaaliya ee Geeska Afrika ayuu ka hadli doonaa Madaxweynaha.

F.G: Fadlan naga raalli ahaada dib u dhaca waqtiga khudbadda oo dhanka xog haynta Qaramada Midoobay ka timid.

Agaasime Abdinur Mohamed Ahmed

Image may contain: 3 people, people sitting

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s