Madaxwaynaha JSL Oo Maanta Cafis U Fidayay Ciidanka La Socda Jabhada Kornayl Caare Iyo Go’aamo Uu Rogay Kornayl Caare.

:Madaxwaynaha JSL Oo Maanta Cafis U Fidayay Ciidanka La Socda Jabhada Kornayl Caare Iyo Go’aamo Uu Rogay Kornayl Caare.
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa cafis u fidiyey ciidanka la socda korneyl Caarre ee kusugan beeraleyda gobolka Sanaag .
Sidoo kale madaxweynaha ayaa laba shuruudood ku xidhey cafiska Caare.
Kuwaasoo ilawareedyo lagu kalsoonaan karo sheegayaan

1: Inuu dalka dibada uga baxo Caare soona dalbado cafis mudo kadib .
2: inuu intaa kadib imaado taliska guud ee ciidanka ee magaalada Hargeysa.

Cafiska iyo qodobadan kulamaan ayaa yimi kadib markii saaka Hargeysa ka furmay kulan udhaxeeya madaxweyne Biixi iyo xubno kamida golaha wasiirada oo dhinac ah iyo xubnihii kujiray dhex dhexaadinta ee uu hogaaminayay Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani.

Xigasho/Faysal FIFA

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s