Gudoomiye Ciro Oo Soo Xulay Xubintii Kominshanka Doorashooyinka Xisbigiisa U Meteli Laheyd

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Candiraxmaan Ciro ayaa soo magacaabey xubinta xisbigiisa u metali doonta kominshanka Doorashooyinka.

Gudoomiye Ciro ayaa xubintiisa waxuu u magacaabey Cabdikariin Yaasiin Sheekh Dalmar .

Masuulkan Ciro u soo Magacowdey kominshanka doorashooyinka ayaa ah nin ganacsade ah kana soo jeeda magaaalada Ceerigaabo .

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s