Month: November 2019
Cadaado: Kulan Lagu Taageerayo Madaxda Ehlu-Sunna Wal-jamaaca
Mowqifka Xisbiga WADDANI ee Doorashada Riyo Raac
Xubinta Guddida Doorashooyinka ee UCID oo Xaaraan ku Tilmaantay Doorashada Riyo Raac
Ergadii Dhexdhexaadinta Oo Bilaabay Hawlahoodii Iyo Madaxweyne Biixi Oo Ay Maanta La Balansanyihiin
Bulshada Somaliyeed ma Samaynaayo Goaanka Turkigu
Bulshada Soomaaliyeed ma saameynayo go’aankii Turkiga” Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaailya ee dalka Turkiga oo la hadlayey warbaahinta Qaranka ayaa sheegay … More
Masuuliyiin ka Tirsan Golayaasha Puntland ayaa Ka Qaybgalay Munaasabad ay Shirkadda Amal ay Ku Dhagax dhigeen Xafada New Garowe
Shirka Ururshe ee Beesha Axmed Faarax oo La Soo Gabagabeyey Iyo Qodobada Ka Soo Baxey
Ciidamada Militariga Itoobiya oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb
Wararka ka imaanaaya Magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Ciidamada Militariga Itoobiya, oo aan qayb ka ahayn Xoogaga … More
Gudoomiyaha gobolka Sanaag ayaa kulan la qaatay qaar kamid ah isimada iyo waxgaradka degmadda Xingalool
Eritrea Oo Qatar Ku Eedeysay Kicin Dadweyne iyo Kharbudaad ay dalkeeda ka waddo
Dalka Eritrea ayaa qoraal uu maanta oo khamiis ah soo saaray waxaa uu ku eedeeyey dalka Qatar in Dooxa ay … More
M/weyne Axmed Madoobe iyo C/naasir Seeraar oo lagu wada hadalsiinayo Nairobi
C/naasir Seeraar Maax oo ahaa ninkii ugu xoogganaa ee Mucaaradka Maamulka Axmed Madoobe ayaa saaka gaaray magaalada Nairobi, isagoo ka … More
Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxay Addis Ababa, kana qeyb galaya Shirka IGAD
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, … More
Manchester: Ninkii Soomaaliga ahaa ee toorrida weerarka ku geystay oo la xukumay
Nin Soomaali ah, oo isku dayay inuu dilo saddex ruux, oo uu ku jiray askari ka tirsan booliska Britain ayaa … More