Gudiga Dorashada Gudomiyaha Barlamanka Puntland o la shaaciyay

Kadib markii Maanta Xildhibaannada Baarlamaanka Puntland ay xilkii ka qaadeen Guddoomiyihii Baarlamaanka Puntland Cabdi Xakiin Dhoobo-daareed ayaa waxaa la Magacaabey guddi ka Shaqeyn doona doorashada Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Puntland.

Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee baarlamanka Puntland Abuukaate Cabdi Casiis ayaa Magacaabey Guddi ka kooban 7 Xubnood,kuwaas oo lagu amray in mudo kooban ay ku qabtaan doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka.

Sidoo kale waxaa uu fadhigii Maanta ee Baarlamaanka ka sheegay in doorashada Gudodomiyaha Baarlmaanka ay dhici doonto Khamiista oo socota oo taariikhdu ku began tahay 14- November Sanadka 2019.

Gudodomiyihii Baarlamaanka Puntland  Cabdi Xakiin Dhoobo-daareed weli kama hadlin xilka qaadista ay Maanta ku sameeyeen Xildhibaannada Puntland, iyada oo Maanta deegaannada Puntland siweyn looga dareemayo Go’aanka Xildhibaannada.

Hoos Ka Akhriso Magacyada Guddiga doorashada.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s