Kullan maanta dhexmaray Suldaanka Guud ee Sanaag iyo Haylaan Suldaan Saciid iyo M/weynaha Puntland Sacid deni

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa dadaal dheer ka dib wuxuu maanta  la kulmay Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaam oo ah Suldaanka guud ee mandiqada Sanaag & Haylaan iyo Guurti la socotey ,  ka dib dhacdadii lagu weeraray xarunta baarlamaanka Puntland, xilkiina laga qaaday Afhayeenkii baarlamaanka Puntland CabdiXakim Dhooba-Daareed.

Kulanka oo xogtiisa aad loo adkeeyey, haddana warar hoose oo aan ka helnay ka qeybgalayaashii madashaas qaarkood ayaan ka go’aanay in labada dhinac ay aad uga wada hadleen ficiladii la sameeyey.

Isinka guud ee Beesha Warsangali & Nabadoonada uu hogaaminayay ayaa Madaxweynaha Puntland ku eedeeyey in uu duulaan kusoo qaaday beeshaas, isla markaasna uu galay dambi gaar ah oo in uu weerar ku qaado xarun baarlamaan.

Sida waraku sheegayaan in halkaas heshiis hor dhac lagu gaaray Magtii Marxuumkii dhintayna ay Xukumadu dusha u Ridatay

Isla maantan uu suldaan Saciid iyo wafdigiisii ay u amababaxeen Xaga iyo Degmada Badhan

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s