Shir ay isugu yimaadeen qaar ka mid ah Jalliyadda Makhir UK Baaqna ay ka soo Saareen

Waxa Galabta Shir Isugu yimi odayaal iyo dhalinyaro ka mid ah Jalliyadda Makhir UK Iyagoo Shirkaas kaga Arinsanaayeen arima kasoo cusboonaaday Dowlad Goboleedka Puntland

Waxaa halkaas haddal wax ku ool ah kasoo jeediyay Wayeelka iyo Wax garadkii kullan

kaas isugu yimi waxana Gebagebaddii kullankaas lagga soo saaray Baaq lagu Cambaaraynaayo Dowlada Goboleedka Puntland. Waxana Bayaankaas Halkaa ka akhriyey Oday Mohamed Abdirahman Waxan aan dhowaan soo dayn doonna Barnaamajki oo dhamaystiran

img_1647-e1573431668905.jpgdefaultimg_1648img_1643.jpgimg_1644.jpgimg_1642defaultimg_1641.jpgimg_1639.jpg

 

 

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s