SadexDanjire oo Somali ah oo Kala matala Sadex Dal

 

Danjiraha Dawladda Soomaaliya ee dalka Kuwait Cabdillaahi Maxamed Odowaa oo uu weheliyo Danjiraha dawladda Itoobiya ee dalka Kuwait Cabdifataax Xasan, ayaa dalka Kuwait kulan soo dhaweyn ah kula qaatay Safiirka cusub ee Dawladda Kenya u fadhiyi doona dalka Kuwait Danjire Xaliima Cabdille Maxamuud.

Safiirka Soomaaliya ee dalka Kuwait Danjire Cabdillaahi Maxamed Odowaa, ayaa yidhi: “Waxaa xiiso gaara ii lahayd annagoo danaha saddex Waddan oo jaara kala matalayna in aanu afkayaga hooyo (Soomaali) sheekadayadii ku kala bogono, kana wada sheekaysanno danta guud ee ummadda Soomaaliyeed ee ku nool Geeska Afrika.”

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s