Bannaanbaxii Xisbiga Wadani ee Hargeisa oo maanta baaqday

Cabdilaahi Geel jire Xoghayaha abaabulka iyo wacyi gelinta Xisbiga Waddani oo warbaahinta lahadlay ayaa warbaahinta u cadeeyay goordhaweyd in gudoomiyaha Xisbiga Waddani Dr Cirro xukuumadu ka qaaday ilaaladiisa qaar kamida , waxaanu canbaareeyay xadhiga masuuliyiinta Xisbiga ,isagoo intaa raaciyay inay jiraan xubno dhex dhexaadin kujira sidaa awgeedna saaka baajiyeen banaan bixii Hargeysa balse aa aanay baahino kuwii gobolada kale ee dalka una dhici doonaan sidoodii.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s