Howlgal Xalay Iyo Saakay ka dhacay Magalada Gaalkacyo

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Howlgal Xalay iyo Saakay ka dhacay Magaalada Gaalkacyo.

Ciidamo katirsan kuwa Maamulka Puntland ayaa howlgal ka dhan ah Koox hubeysan oo xalay Gaalkacyo ku dishay Korneel Xaashi Aaden Cilmi oo ahaa taliyihii Sirdoonka Gobalka Mudug ee dhanka Puntland.

Mas’uul katirsan Sirdoonka Puntland ayaa Sheegay howlgalkaasi in lagu soo qabqabtay dhalinyaro lala xiriirinaayo iney ka dambeeyeen Toogashada Taliyaha.

Sido kale Mas’uulka ayaa sheegay howlgalka inuu ka socdo gudaha Magaalada Gaalkacyo Saakay.

Kooxo hubeysan oo Taliyihii Nabad Sugida ee Gobalka Mudug ee dhanka Gaalkacyo xalay ku dilay Magaaladaasi

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: