Almaas Elman oo Lagu Dilay Muqdisho Gudaha xayndaabka Xalane

Xoghayahii koowaad ee hore ee safaaradda Soomaaliya ee Kenya, kana tirsan hey’adda Elman ee Almaas Elman ayaa goordhow lagu dilay gudaha Xalane.
Ilaa hadda lama oga sababta dhabta ah laakin wararka waxaa ay sheegayaan in xabad lagu riday gaarigeeda oo ku socday gudaha Xalane.
Illa Hadd ma cadda cidda xabadaku dhufatay Gabadhan oo ka dhallatay reer aad loo yaqaan oo ah ReerElmqan
Dhowaan aya ahayd markii wallasheed IlhanElman ay in yar ulla jirsatay in ay ku guullaysato Abaalmarinat Nopel Peace

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s