Xisbiyada Siyaasadeed ee Dalka oo madaxtooyada loogga heerst

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa isugu yeeray dhamaan Xisbiyada Siyaasadeed ee ka jira Soomaaliya.

Xubno katirsan Madaxtooyada ayaa Xaqiijiyay in kulankaasi uu ka dhici doono Madaxtooyada, maadaama laga soo qaban qaabiyay gudaha Villa Soomaaliya.

Wali lama Xaqiijin Sababta loogu yeeray Xisbiyada Siyaasadeed ee ka diiwaan gashan guddiga doorashooyinka Qaranka Sooomaaliya.

Wixii kusoo kordha kulankaasi Kalsantv.com kala soco

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: