Lambada Xisbi Mucaarad oo qaadacay Kordhiskii Ay Saaka ku dhawaaqeen Golaha Guurtidu

“Labada xisbi mucaarad waxaa u cadaatey inuu madaxweynuhu taladii dalka maroorsaday Nidaam kali talisnimo Ahna ku maamulayo , waxaanan ga’aan ku gaadhay inaanan lashaqeyn doonin komishanka cusub ee doorashooyinka Somaliland intay kujiraan xubnaha lagu muran San yahay

Pro Abyan ayaa akhriyay qoraalka labada xisbi soo saaran maanta.

Waxaanay qaadaceen oo sharci daro ku tilmaameen mudo kordhinta guurtidu saaka sameeyeen yagoo sheegey inaan lagala tashan labada xisbi mucaarad sidii caadada ahayd.

Waxaanay canbaareeyeen xadhiga masuuliyiinta Xisbiga Waddani yago madaxweynaha ku eedeeyay inuu madaxweyne Muuse tala maroorsi dalka ku maamulayo isagoo sheegey in dhamaan guurtidii kala danbeysay oo sadex ah oo Xisbiga Waddani utimi ayay sheegeen inaanay ilaa hada madaxtooyada galin ergooyinkaasi tirada badan.

Xirsi Cali X Xasan Hogaamiyaha xisbiga Waddani ayaa arintaasi kahadlay.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s