M/weyne Farmaajo o Ergay u Magcabay Geeska Africa iyo Bada cas iyo Khalijka

Muqdisho (HWN) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi

Farmaajo ayaa ergey madaxweyne oo gaar ah u magacaabay Geeska Afrika, Badda Cas, iyo Gacanka Cadmeed.

Wareegto uu soo saaray madaxweynaha oo ku taariikheysan 17-ka November, ayaa xilkan loogu magacaabay Balal Maxamed Cusmaan, oo horey uga mid ahaa la-taliyayaasha madaxweynaha.

Warqadda madaxweynaha, oo Villa Somalia aysan si rasmi ah u faafin balse ay heshay warbaahintu, laguma sheegin shaqada ergeygan, oo ah xil Soomaaliya ku cusub oo aan horey u jirin

Image result for farmajo

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s