Jalliyadda Makhir UK o Xafladd soo dhoweyn ah u samaysay M/weynihii Hore ee Puntland Abdiwelli Gaas

Qaar ka mid ah Jalliyadda Makhir UK ayaa Caawa Xafladd soo dhoweyn ah u Samaysay Madaxweynihii Hore ee Puntland Dr Abdiwelli Ali Gaas

Xafladaas oo ka Dhacday Najma Resturant oo ku taala Galbeedka London Intii Ay xafladdaasi socotay waxaa Halkaa ka hadlay odayaal Magac iyo Karaamo ku leh Jalliyadda Makhir Uk Waxayna uga mahadnaqeen Madaxweynaha waxyaabaha la taaban karo ee uu ka qabtay Dhulkaas oo ugu Horeeyo Dariiqa Ceeldahir Ceerigaabo

Gebagebbadii Waxa hadal kii qaatay Madaxweyne Abdiwelli oo ka sheekeeyay intii uu Madaxweynaha ahaa waxyaabaha uu ka qabtay Dhulkaas isaggoo ku booriyay Jalliyadda in meel loogga soo wadda jeesto Nabadgelyadda iyo Horumarinta Gobolka Sanaag Waxana uu sheegay In Gobolku yahay wadnaha Puntland haddana loo wadao in uu noqdo Casimada labaad ee Puntland

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s