Gudoomiyihii Hore ee Parlamaanka Puntland oo maanta ka ambabaxay Garowe

:Bil

ka dib Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland Xildhibaan C/Xakiin Dhoobo-dareed ayaa yimid Garowe , Xildhibanku waxa uu safar u yahay Muqdisho iyo Ethiopia , ujeedka Socdaalkiisa uu ku tagayo Muqdisho ayaan la ogoyn weli. Waxaa Halkaas uga sii horeeyey Xildhibaan ay isku Gobolka kasoo WADA jee Daan oo ka yimi Garowe Sida Xildhibaan Abdi Jamaal iyo Xildhibaan Dhoore

Xildhibaanka oo Arbacadii shalay dib ugu soo laabtay caasimadda Puntland ee Garoowe , ayaa xalay ku hoyday magaalada, balse maanta ayuu ka dhoofay garoonka diyaaradaha Garoowe ee Gen Maxamed Abshir, isaga oo u safray magaalada Addis Ababa, halkaasi oo sida la sheegayo uu kula kulmi doono mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya oo uu hoggaaminayo safiirka Soomaaliya u fahdiya Ethiopia Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar (Cameey)

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s