Guddiga Farsamada Maamul dhisidda Galmudug oo Shuruudo ka soo saaray ka mid noqoshada Golaha Wakiillada Galmudug

Guddiga Farsamada Maamul u dhisidda Galmudug ayaa soo saaray Shuruudaha ka mid noqoshada Golaha wakiillada Dowlad Goboleedka Galmudug.

War saxaafadeed ka soo baxay guddiga ayaa shuruudo lagu hordhigay musharixiinta doonaya iney ka mid noqdaan Golaha Wakiilada maamulka Galmudug.

Shuruudahaan oo gaaraya illaa 11 qodob ayaa waxaa ka mid ah in uu diyaar u noqdo in imtixaan asaasi ah laga qaado, si loo ogaado heerkiisa/keeda aqooneed iyo waaya aragnimo.

Halkaan Hoose ka Akhriso War-saxaafadeedka

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s