NISA oo shaacisay in dal Shisheeye uu ku lug lahaa qaraxii Ex Koontarool

Taliska Sirdoonka iyo Nabadsugidda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in qaraxii kadhacay duleedka Muqdisho ay ka dambeeyeen dawladdo Caalami ah, waxaana sirdoonku ay sheegeen in ay hayaan macluumaad dheeraad ah.

Warbixinta la baahiyey, waxay sheegaysaa in xogta lala wadaagay Madaxda dawladda Federaalka Soomaaliya, isla markaasna uu socdo baaritaan xoog leh.

Saraakiisha Sirdoonka Soomaaliya ayaa cadeeyey in ay hayaan macluumaad kufilan xogta, ayna sii wadayaan xogo dheeraad oo ay lakaashanayaan Hay’ado caalami ah.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s