Gudoomiyaha Barlamaanka PL oo Gaadhay Hadaftimo o Dhagax dhigay Dugsiga Hoose ee Caaqil Tafadal iyo Dugsi Sare

Gudoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibril iyo wafdiga la socda oo maanta gaaray Degmada Hadaaftimo ee Gobolka Sanaag ayaa waxay dhigax-dhigeen qeybo cusub oo lagu kordhinayo Dugsiga Hoose ee Caaqil Tafadal & Dugsiga sare ee Hadaaftimo.

Mashruuca dhagax-dhiga ayaa qeyb ka ah Barnaamijka Waxbarashadu waa Iftiin ee Dawladda Puntland ay ku horumarinayo dhammaan Xarumaha Waxbarasho ee Goboladda Dawladda Puntland

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s