Xildhibaanada cusub ee Galmudug oo lagu dhawaaqay & Tartan adag oo loo Gallay

Guddiga Farsamada ee dhismaha maamul gobaleedka Galmudug ayaa goor dhaw soo saaray liiska xildhibaanada cusub ee baarlamaanka maamulkaas oo uu yeelan doonaan, waxaana liiska ka muuqda 20 xildhibaan oo ay gaar u soo xushay Ahlu Suna Waljameeca.

Xildhibaanada cusub ayaa lafilayaa in dhawaan la dhaariyo, iyadoo ay soo baxayaan macluumaad kala duwan oo ku saabsan dadka soo baxay, waxaana ay yihiin kuwa laga soo xulay dhammaan beelaha dega Galmudug.

Dawladda Faderaalka Soomaaliya ayaa waqti dheer ku bixisay sidii u dhismi lahayd Galmudug mideysan, balse maalmihii u dambeeyey Hogaamiyihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Xaaf ayaa ka baxay wada hadalada, isagoo saldhig ka sameystay magaalada Gaalkacyo.

Xildhibaanada la shaaciyey ayaa ka kooban 83 xildhibaan, waxaana tiradda guud ka dhiman 6 xildhibaan, taas oo la rumeysan yahay in dhawaan la shacin doono.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s