Cabdicasiis Afguduud oo Garowe lagu xidhay

Ciidamada Amaanka ayaa GAROWE ku qabtay Cabdicasiis Maxamuud oo sheegan jiray inuu yahay Suldaanka Beesha Cabdalla Cabdiraxiin oo ka mid ah beelaha Puntland.

Saraakiisha Booliska Gobolka Nugaal ayaa u xaqiijiyay DALMAR MEDIA xariga Cabdicasiis,waxayna sheegeen inuu ka dambeeyay ka dib markey soo gaadhey dacwado kala duwan,Kuwaas oo isugu jira dad ku sheeganaya Hanti iyo kuwo arrimo kale ku sheeganaya.

Cabdicasiis Maxamuud oo marar sii horeysay kasoo muuqday shaashada warbaahinta isaga oo ku sugan Hargeysa wuxuu sheegtay Suldaanka mid ka mid ah beelaha Puntland,isagoona si ka duwan abtirsigooda ku sheegay heyb wadaag inay yihiin mid ka mid ah beelaha Somaliland.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s