Faysal Ali Warande Muuse Hooyadday ayuu Caayey

Eng. Faysal Cali Waraabe guddoomiyaha xisbiga UCID, ayaa sheegay in madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi uu hooyadii caayay caagadna uu ku tuuray, dhawaan xilli ay madaxtooyada joogeen.

Wareysi uu BBC siiyay maanta ayuu Faysal ku yidhi: “Waan qarinayay ee madaxweynuhu wuu ila dagaallamay hooyadayna wuu caayay, caagad uu gacanta ku hayayna wuu igu soo tuuray anigoo xafiiskiisa jooga.. Waxaan ku idhi iska daa Ramaax waa xogayahaygii arrimaha gudaha e’ isna wuxuu i yidhi waa seeddigay”

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s