Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta OO Isniin ah u safray dalka Cumaan

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta OO Isniin ah u safray dalka Cumaan.

Bayaan kooban oo ka soo baxay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu dalka Cumaan uga qayb-galayo tacsida qaran ee u taalla Cumaan, kadib geeridii Suldaan Qaboos.

Suldaan Qaboos bin Saciid Al Saciid oo ahaa boqorkii dalka Cumaan ayaa 11 Jannaayo 2020 geeriyooday, isaga oo ay da’diisu ahayd 79 jir. Qaboos ayaa afgembi aan dhiig ku daadan xukunka uga tuuray aabihii sanadii 1970.

Haitham bin Tariq Al Saciid oo ay ilmo adeer ahaayeen Boqor Qaboos ayaa loo dhaariyay xilka saldanada Cumaan.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s