Madaxweyne Xaaf oo Magacaabay Taliyaha Amniga Gobalka Mudug Iyo Ku xigeenkiisa

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa Gaashaanle Duraan Cabdi Xaashi u Magacaabay taliyaha Amniga gobolka Mudug.

Sido kale Madaxweyne Xaaf ayaa Taliye ku Xigeenka Amniga Gobalka Gobalka Mudug u Magacaabay Dhamme Mahad Axmed Warsame.

Mudane Xaaf ayaa oo ku sugan Gaalkacyo ayaa waday Isbadal uu ku sameynayay Mas’uuliyiinta Gobalka Mudug Iyo Saraakiisha Ciidamada.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: